๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ฆ๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” iyo Irisehub

Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa heshiis kukala saxiixday Jaamacadda SIU iyo Irise Hub.Heshiiska maanta ay kala saxiixdeen madaxda labada dhinac ayuu ujeedkiisu yahay sidii ay isaga kaashan lahaayeen hal-abuurka, fikradaha, cilmibaarista iyo arrimaha tiknolojiyada laxiriira.