September 2020

Month

Maanta oo Isniin ah 28/09/2020 Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa ka dhacday munaasabad lagu soo dhoweynayey ardayda cusub ee Jaamacadda kusoo biirtay Sannad Waxbarasheedka 2020 – 2021. Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa hadallo qiimo badanna kasoo jeediyey masuuliyiin kala duwan oo ka mid ah Maamulka Jaamacadda, waxasna soo xiray Ustaad Maxamed Yuusuf Sheekh Cumar oo...
Read More
Ardayda Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka Jaamacadda SIU ee sannadkan qalinjebisay (Class of 2020) ayaa maanta munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo sagootin ah u sameysay Maamulka iyo Macallimiinta Jaamacadda. Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa hormuudka kulliyadda iyo qeybo ka mid ah macallimiinta iyo maamulka Jaamacadda SIU.
Read More