October 2020

Month

WAXAA SOO GABAGGABOOBAY TODDOBAADKA DHAQANKA EE JAAMACADDA SIU 2020. Toddobaadka Dhaqanka ee Jaamacadda SIU waa mid sannadle ah, waxaana dhaqanki Soomaaliyeed kusoo bandhigta ardayda kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda. Sannadkan 2020 waxaa Toddobaadka Dhaqanka ka qeybgalay afar kulliyadood oo kala ah Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta BulshadaKulliyadda Ganacsiga iyo DhaqaalahaKulliyadda Waxbarashada iyoKulliyadda Culuuumta Caafimaadka. Ardayda kulliyadaha...
Read More