Waxaa si nabad ah Jaamacadda Mbarara University of Sciences and Technology ee dalka Uganda ku gaaray ardaydii kulliyadda Qalliinka iyo Daawaynta ee sannadkan u baxday waxbarasho iswaydaarsiga (Academic Exchange Program). Waxaa ardayda soodhowayn u sameeyay hormuudka kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Mbarara. Ardayda ayaa waxay si toos ah u billaabayaan waxbarashadii ay u tageen. Barnaamijka waxbarasho...Read More
Soodhowaynta ardayda cusub ayaa waxaa kasoo qaybgalay maamulka sare ee Jaamacadda, hormuudyada kasmooyinka kala duwan ee Jaamacadda, midowga ardayda iyo marti Sharaf ay ka midyihiin waaliddiin. Waxaa ardayda cusub lala wadaagay macluumaad kusaabsan siyaasadaha Jaamacadda ee waxbarashada iyo weliba in ay bartaan hormuudyada madaxda ka ah kasmooyinka kala duwan ee ay jaamacadda ka doorteen. Sidoo...Read More
JAAMACADDA SIU WAXA AY HAMBALYO DIIRRAN U DIRAYSAA ARDAYDA MAANTA KAQALINJEBISAY JAAMACADDA CLASS OF 2021 IYO WAALLIDDIINTI KUSOO DADAASHAY. SIDOO KALE JAAMACADDU WAXAY U MAHADCELINEYSAA MADAXDA HEER QARAN IYO MARTISHARAFTA HEERARKA KALA DUWAN LEH EE KASOO QEYBGASHAY XAFLADDA EE WAQTIGOODA QAALIGA AH NOOSOO HURAY. WAXAA KA GO’AN JAAMACADDA SIU IN AY SII LABAJIBBAARTO DADAALKA AY...Read More
SHARAF AYEY U TAHAY JAAMACADDA SIU IN AY KA MID NOQOTAY AFARTA JAAMACADOOD EE UGU WANAAGSAN DALKA DHANKA CULUUMTA INJINNEERIYADA IYO TIKNOLOJIYADA. HAMBALYO SIU FAMILYRead More
Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa maanta soo booqday Mudane Badri Xuseen Sandhool, uqeybsanaha Waaxda Waxbarashada iyo Dhaqanka ee safaaradda Soomaaliya ee dalka Malaysia. Masuuliyiin katirsan Maamulka Sare ee Jaamacadda ayaa soo dhoweeyey mudanaha, waxayna kawada hadleen habsami-usocodka howlaha waxbarasho ee Jaamacadda iyo xaaladda guud ee ardayda SIU ee kusugan dalka Malaysia.Read More
Recent Comments