Ardayda dhigtaa Culuumta Sheybaarka ee Jaamacadda SIU ayaa wacyigelin caafimaad u samaysay ardayda dugsiga Imaamu Maalik ee magaalada MuqdishoWacyigelinta kasokow, ardayda ayaa loo sameeyay baaritaan ku aaddan nooca dhiigga. Qofkasta in uu ogaado nooca dhiiggiisu yahay waxay muhiim u tahay caafimaadka, gaar ahaan marka loo baahdo badbaadinta naf u baahan dhiig.Waa qayb ka mid ah...Read More
Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Waaxda Caafimaadka Bulshada (Public Health Department) ee kujirta sannadkoodi labaad waxbarashada Jaamacadda ayuu tababbar muddo bil ah soconaya uga furmay xarunta kashaqeysa nafaqeynta ee NEW LIFE.Read More
Agaasimayaasha Xafiisyada Shaqacarbinta (Internship Office) iyo Diiwaangelinta (Admissions Office) ee Jaamacadda SIU, Dr. Cabdifataax Maxamed Axmed (Ceynte) iyo Mr. Axmed Sheekh Cali Axmed (Saabbir), ayaa booqasho kutegay Xarunta Jaamacadda Bariga Afrika (East Africa University) ee magaalada Garoowe.Maamulka Jaamacadda Bariga Afrika ayaa si diirran usoo dhoweeyay masuuliyiinta kasocota Jaamacadda SIU, waxay kawada hadleen howlo muhiim u...Read More
Recent Comments