May 2022

Month

Ardayda Kulliyadda Daaweynta iyo Qalliimada ee Jaamacadda SIU ayaa dooratay hoggaan cusub.Doorasho ka qabsoontay Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU ayey ardayda kulliyaddu ku doorteen guddoomiye, waxaana xilkaas loo doortay mudane Cabdiraxmaan Aadan Cabdiraxmaan.Hoolka doorashada waxaa ku sugnaa maamulka kuliyadda iyo masuuliyiin kale.Hambalyo Hoggaanka Cusub.
Read More
Guddoomiyaha Jaamacadda SIU mudane Maxamed Yuusuf Sheekh Cumar iyo madaxda Ururka Isutagga Jaamacadaha Caalamka Islaamka ayaa maanta aalladda fogaan-aragga (ZOOM) kulan kuwada yeeshay.Kulanka intii uu socday ayey labada dhinac diiradda kusaareen qodobbo dhowr ah oo ay ka mid yihiin shaqacarbinta ardayda, tababbaridda howlwadeennada iyo sidii looga wadashaqeyn lahaa iskaashi dhanka cilmibaarista ah.Kulanka dhexmaray madaxda labada...
Read More
Ardayda Kulliyadda Culuumta Beeraha iyo Deegaanka ee Jaamacadda SIU gaar ahaan qeybta kujirta sannadka koowaad ee waxbarashada Jaamacadda ayaa maanta tababbar kusoo qaadatay beero kuyaalla duleedka Muqdisho.
Read More
Xubno ka mid ah ardayda ka qalinjebisay Jaamacadda SIU ayaa booqday dugsiyada sare ee kuyaalla degmada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
Read More
Xubno ka mid ah ardayda ka qalinjebisay Jaamacadda SIU ayaa booqday dugsiyada sare ee kuyaalla degmada Cadaado ee gobolka Galguduud.Xubnahan ayaa kulamo layeeshay maamulayaasha iyo ardayda dugsiyadaasi si loosii wanaajiyo xiriirka ka dhexeeya Jaamacadda iyo waxbarashada deegaanka.
Read More