June 2022

Month

Xaruntta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoomay tababbar loo qabtay ardayda Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka. Ciwaanka ay ardaydu qaateen ayaa ahaa Habdhiska Maamul ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Howlaheeda.Qodobbadi ugu muhiimsanaa ee tababbarka waxaa ka mid aha:1. Habdhiska maamul ee wasaaradaha iyo howlahooda2. Kala madaxbannaanida laamaha Sharcidejinta, Fulinta iyo Garsoorka iyo3. Qeexidda Guddiyada...
Read More
Danjire Daahir Maxamuud Geelle oo ka mid ahaa musharrixiinta xilka madaxtinnimada dalka ayaa maanta cashar kusaabsan Sooyaalka Siyaasadda Soomaaliya siiyay Ardayda Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta Bulshada ee Jaamacadda SIU.Marki uusoo idlaaday casharka ayey ardaydu su’aalo badan ka weyddiiyeen duruufaha ku xeeran Sooyaalka Siyaasadda Soomaaliya, wuxuuna mid mid u dul istaagay su’aalaha ardayda.Guddoomiyakuxigeenka Waaxda Cilmibaarista iyo...
Read More
Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa heshiis kukala saxiixday Jaamacadda SIU iyo Irise Hub.Heshiiska maanta ay kala saxiixdeen madaxda labada dhinac ayuu ujeedkiisu yahay sidii ay isaga kaashan lahaayeen hal-abuurka, fikradaha, cilmibaarista iyo arrimaha tiknolojiyada laxiriira.
Read More
Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoomay tababbar loo qabtay Hoggaanka Midowga Ardayda Jaamacadda oo uusoo agaasimay Xafiiska Arrimaha Ardayda.Qeybta koowaad waxaa casharkaa soojeediyay ustaad Axmed Sheekh Cali Axmed (Saabbir) oo bixinayay Maareynta Waqtiga. Qeybta labaad waxaa casharka bixinayay ustaad Axmed Cali Maxamuud (Gacal) oo soojeediyay Xirfadaha Hoggaaminta, waxaana goobjoog ahaa maamulka Xafiiska Arrimaha...
Read More