Ardayda Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka..

Ardayda Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka Jaamacadda SIU ee sannadkan qalinjebisay (Class of 2020) ayaa maanta munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo sagootin ah u sameysay Maamulka iyo Macallimiinta Jaamacadda.

Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa hormuudka kulliyadda iyo qeybo ka mid ah macallimiinta iyo maamulka Jaamacadda SIU.