Tababbar Loo qabtay Ardayda Kulliyadda Daaweynta iyo Qalliimada

Ururka Ardayda Kulliyadda Daaweynta iyo Qalliimada ayaa tababbar u qabtay ardayda kujirta sannadka koowaad ee waxbarashada Jaamacadda, waxayna ardaydu baranayeen xirfadaha aasaasiga ah ee culuumta caafimaadka.