Ardayda dhigtaa Culuumta Sheybaarka ee Jaamacadda SIU ayaa wacyigelin caafimaad u samaysay ardayda dugsiga Imaamu Maalik ee magaalada Muqdisho.

Ardayda dhigtaa Culuumta Sheybaarka ee Jaamacadda SIU ayaa wacyigelin caafimaad u samaysay ardayda dugsiga Imaamu Maalik ee magaalada MuqdishoWacyigelinta kasokow, ardayda ayaa loo sameeyay baaritaan ku aaddan nooca dhiigga. Qofkasta in uu ogaado nooca dhiiggiisu yahay waxay muhiim u tahay caafimaadka, gaar ahaan marka loo baahdo badbaadinta naf u baahan dhiig.Waa qayb ka mid ah dadaallada ay wadaan kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda si mujtamaca loogu faa’iideeyo adeegyada ay Jaamacaddu bulshada ku celiso.