Ururka Ardayda Kulliyadda (BESA) ayaa soo gabaggabeeyay tartan kubbadda cagta ah.

Ururka Ardayda Kulliyadda Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (BESA) ee Jaamacadda SIU ayaa soo gabaggabeeyay tartan kubbadda cagta ah oo uu u qabtay ardayda kulliyadda, waxaana koobka ku guuleystay fasalka Banking and Finance semester 8.