Jaamacadda SIU ayaa maanta ka qeybgashay Bandhigga Waxbarashada Kulmis oo uusoo agaasimay Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.

Jaamacadda SIU ayaa maanta ka qeybgashay Bandhigga Waxbarashada Kulmis oo uusoo agaasimay Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.Ustaad Shaafici Diiriye Cabdi oo ka mid ah Golaha Fulinta Jaamacadda iyo koox uu hoggaaminayo ayaa kusugnaa goobta uu bandhiggu ka qabsoomay.