Ardayda Kulliyadda Culuumta Beeraha iyo Deegaanka ee Jaamacadda SIU ayaa maanta dooratay hoggaan cusub.

Ardayda Kulliyadda Culuumta Beeraha iyo Deegaanka ee Jaamacadda SIU ayaa maanta dooratay hoggaan cusub.Doorasho maanta ka qabsoontay Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU ayey ardayda kulliyaddu ku doorteen guddoomiye, waxaana xilkaas loo doortay mudane ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐’๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐€๐š๐๐š๐ง.Hoolka doorashada waxaa ku sugnaa maamulka kuliyadda, maamulka Xafiiska Arrimaha Ardayda iyo maamulka Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU.