Ardayda Kulliyadda Culuumta Beeraha iyo Deegaanka ee Jaamacadda SIU ayaa maanta tababbar kusoo qaadatay beero kuyaalla duleedka Muqdisho.

Ardayda Kulliyadda Culuumta Beeraha iyo Deegaanka ee Jaamacadda SIU gaar ahaan qeybta kujirta sannadka koowaad ee waxbarashada Jaamacadda ayaa maanta tababbar kusoo qaadatay beero kuyaalla duleedka Muqdisho.