Ardayda Kulliyadda Daaweynta iyo Qalliimada ee Jaamacadda SIU ayaa dooratay hoggaan cusub.

Ardayda Kulliyadda Daaweynta iyo Qalliimada ee Jaamacadda SIU ayaa dooratay hoggaan cusub.Doorasho ka qabsoontay Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU ayey ardayda kulliyaddu ku doorteen guddoomiye, waxaana xilkaas loo doortay mudane Cabdiraxmaan Aadan Cabdiraxmaan.Hoolka doorashada waxaa ku sugnaa maamulka kuliyadda iyo masuuliyiin kale.Hambalyo Hoggaanka Cusub.