Ardayda Kulliyadda Waxbarashada ee Jaamacadda SIU ayaa maanta dooratay hoggaan cusub.Doorasho maanta ka qabsoontay Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU ayey ardayda kulliyaddu ku doorteen guddoomiye, waxaana xilkaas loo doortay mudane ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐ก๐ข๐ซ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐.Hoolka doorashada waxaa ku sugnaa maamulka kuliyadda, maamulka Xafiiska Arrimaha Ardayda, maamulka Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU iyo masuuliyiin kale.