admin

By

3rd SIU Forum was held in 2022 with the topic of “Drought Mitigation and Resilience”.
Read More
Ururka Ardayda Kulliyadda Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (BESA) ee Jaamacadda SIU ayaa soo gabaggabeeyay tartan kubbadda cagta ah oo uu u qabtay ardayda kulliyadda, waxaana koobka ku guuleystay fasalka Banking and Finance semester 8.
Read More
Shirkan oo uu guddoominayey Guddoomiyakuxigeenka Golaha Fulinta ee Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Suheyb Cilmi Dhuxulow, ayna goobjoog ahaayeen qeybaha kala duwan ee Maamulka Jaamacadda ayaa diiradda lagu saaray howlaha waxbarasho ee Jaamacadda sida semester-ka cusub howlihiisa iyo sidoo kale xafiisyo laga dhageystay warbixinno.
Read More
Natiijada Imtixaanka Semester-ka Koowaad Sannad Waxbarasheedka 2021 – 2022 waa diyaar.Fadlan raac link-ga hoose https://siudb.com/Portal/
Read More
Ardayda Kulliyadda Injinneeriyada iyo Culuumta Tiknolojiyada gaar ahaan qeybta kujirta sannadka ugu dambeeya ee waxbarashada Jaamacadda ayuu usoo xirmay tababbar muddo labo toddobaad ah u socday.Tababbarkan oo ahaa mid xirfadda ardayda sare loogu qaadayey ayey ku barteen MATLAB, waxaana soojeedinayey Eng. Cabdishakuur Cabdullaahi oo ka mid ah barayaasha kulliyadda, waxaana inta uu barnaamijkani socday kormeer...
Read More
Ururka Ardayda Kulliyadda Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (BESA) ayaa ardayda kulliyaddaas u furay tartan ciyaarta kubbadda cagta ah oo ka dhacaya garoonka Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU.
Read More
Ardayda dhigtaa Culuumta Sheybaarka ee Jaamacadda SIU ayaa wacyigelin caafimaad u samaysay ardayda dugsiga Imaamu Maalik ee magaalada MuqdishoWacyigelinta kasokow, ardayda ayaa loo sameeyay baaritaan ku aaddan nooca dhiigga. Qofkasta in uu ogaado nooca dhiiggiisu yahay waxay muhiim u tahay caafimaadka, gaar ahaan marka loo baahdo badbaadinta naf u baahan dhiig.Waa qayb ka mid ah...
Read More
1 2 3 4 5 9