Xubno ka socda Jaamacadda ayaa ka qaybgalaya shirka Machadka Heritage ee ka socda dalka Jabuuti. Shirka ayaa ku saabsan xal u helidda xasaradaha ka jira Geeska Afrika.Read More
Waxaa farxad u ah Jaamacadda SIU in ay qeyb ka ahayd cilmibaaris kusaabsan COVID iyo Caafimaadka Maskaxda oo cinwaankeedu yahay βSaamaynta Caafimaadka Maskaxda ee COVID-19 ee shaqaalaha daryeelka caafimaadka ee waddamada Eastern Mediterranean Region. Mashruuca cilmibaaristaas waxaa maalgelisay Eastern Mediterranean public Health Network, waxaana daraasadda lagu wareystay 1448 shaqaale caafimaad oo ka kala yimid sagaal...Read More
Waxaa si nabad ah Jaamacadda Mbarara University of Sciences and Technology ee dalka Uganda ku gaaray ardaydii kulliyadda Qalliinka iyo Daawaynta ee sannadkan u baxday waxbarasho iswaydaarsiga (Academic Exchange Program). Waxaa ardayda soodhowayn u sameeyay hormuudka kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Mbarara. Ardayda ayaa waxay si toos ah u billaabayaan waxbarashadii ay u tageen. Barnaamijka waxbarasho...Read More
Soodhowaynta ardayda cusub ayaa waxaa kasoo qaybgalay maamulka sare ee Jaamacadda, hormuudyada kasmooyinka kala duwan ee Jaamacadda, midowga ardayda iyo marti Sharaf ay ka midyihiin waaliddiin. Waxaa ardayda cusub lala wadaagay macluumaad kusaabsan siyaasadaha Jaamacadda ee waxbarashada iyo weliba in ay bartaan hormuudyada madaxda ka ah kasmooyinka kala duwan ee ay jaamacadda ka doorteen. Sidoo...Read More
Recent Comments