admin

By

JAAMACADDA SIU WAXA AY HAMBALYO DIIRRAN U DIRAYSAA ARDAYDA MAANTA KAQALINJEBISAY JAAMACADDA CLASS OF 2021 IYO WAALLIDDIINTI KUSOO DADAASHAY. SIDOO KALE JAAMACADDU WAXAY U MAHADCELINEYSAA MADAXDA HEER QARAN IYO MARTISHARAFTA HEERARKA KALA DUWAN LEH EE KASOO QEYBGASHAY XAFLADDA EE WAQTIGOODA QAALIGA AH NOOSOO HURAY. WAXAA KA GO’AN JAAMACADDA SIU IN AY SII LABAJIBBAARTO DADAALKA AY...
Read More
SHARAF AYEY U TAHAY JAAMACADDA SIU IN AY KA MID NOQOTAY AFARTA JAAMACADOOD EE UGU WANAAGSAN DALKA DHANKA CULUUMTA INJINNEERIYADA IYO TIKNOLOJIYADA. HAMBALYO SIU FAMILY
Read More
Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa maanta soo booqday Mudane Badri Xuseen Sandhool, uqeybsanaha Waaxda Waxbarashada iyo Dhaqanka ee safaaradda Soomaaliya ee dalka Malaysia. Masuuliyiin katirsan Maamulka Sare ee Jaamacadda ayaa soo dhoweeyey mudanaha, waxayna kawada hadleen habsami-usocodka howlaha waxbarasho ee Jaamacadda iyo xaaladda guud ee ardayda SIU ee kusugan dalka Malaysia.
Read More
Shirki 10-aad ee Somali Research & Education Network (SomaliREN) oo kasocda magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad-Deegaanka Soomaalida waxaa Jaamacadda SIU uga qeybgelaya Ustaad Shaafici Diiriye Cabdi, Guddoomiyekuxigeenka Waaxda Cilmibaarista iyo Horumarinta.
Read More
Agaasimaha Xafiiska Cilmibaarista Jaamacadda SIU Dr. Ismaaciil Ibraahim Maxamed (Jaawiye) ayaa Jaamacadda uga qeybgalay shirka, waxaana soo agaasimay shirka Ururka Jaamacadaha Africa. Shirka waxaa diiradda lagu saaray sidii looga gudbi lahaa caqabadaha uu Cudurka COVID-19 ku keenay Waxbarashada Sare iyo sidii horumarka tiknolojiyada looga faa’iideysan lahaa. Maaddaama inta badan dunidu ay ukala xirantahay Cudurka COVID-19...
Read More
Waxaa jawi nabdoon kusoo idlaaday Shirka Cilmibaarista Sannadlaha ah ee Jaamacadda SIU oo socday 22-23/06/2021. Shirka waxaa kasoo qeybgalay cilmibaarayaal soo bandhigay daraasado kala duwan oo ay sameeyeen, waxaana loo kala qeybiyey afar waaxood oo kala ah: Waaxda CaafimaadkaWaaxda Injinneeriyada iyo TiknolojiyadaWaaxda Waxbarashada iyo Culuumta BulshadaWaaxda Beeraha Waxaa shirka kasoo qeybgashay marti sharaf ka kala...
Read More
Somali International University-SIU isΒ  currently looking for lecturers to teach several courses in different departments for the Upcoming spring semester Somali International University is one of the higher education institutions in the country. Since the collapse of the state, many privately owned higher education institutions stepped up their efforts to establish faculties and specializations that...
Read More
WAXAA SOO GABAGGABOOBAY TODDOBAADKA DHAQANKA EE JAAMACADDA SIU 2020. Toddobaadka Dhaqanka ee Jaamacadda SIU waa mid sannadle ah, waxaana dhaqanki Soomaaliyeed kusoo bandhigta ardayda kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda. Sannadkan 2020 waxaa Toddobaadka Dhaqanka ka qeybgalay afar kulliyadood oo kala ah Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta Bulshada Kulliyadda Ganacsiga iyo Dhaqaalaha Kulliyadda Waxbarashada iyo Kulliyadda Culuuumta...
Read More
Maanta oo Isniin ah 28/09/2020 Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa ka dhacday munaasabad lagu soo dhoweynayey ardayda cusub ee Jaamacadda kusoo biirtay Sannad Waxbarasheedka 2020 – 2021. Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa hadallo qiimo badanna kasoo jeediyey masuuliyiin kala duwan oo ka mid ah Maamulka Jaamacadda, waxasna soo xiray Ustaad Maxamed Yuusuf Sheekh Cumar oo...
Read More
Ardayda Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka Jaamacadda SIU ee sannadkan qalinjebisay (Class of 2020) ayaa maanta munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo sagootin ah u sameysay Maamulka iyo Macallimiinta Jaamacadda. Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa hormuudka kulliyadda iyo qeybo ka mid ah macallimiinta iyo maamulka Jaamacadda SIU.
Read More
1 4 5 6 7 8 9