News

Category

Xaruntta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoomay tababbar loo qabtay ardayda Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka. Ciwaanka ay ardaydu qaateen ayaa ahaa Habdhiska Maamul ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Howlaheeda.Qodobbadi ugu muhiimsanaa ee tababbarka waxaa ka mid aha:1. Habdhiska maamul ee wasaaradaha iyo howlahooda2. Kala madaxbannaanida laamaha Sharcidejinta, Fulinta iyo Garsoorka iyo3. Qeexidda Guddiyada...
Read More
Danjire Daahir Maxamuud Geelle oo ka mid ahaa musharrixiinta xilka madaxtinnimada dalka ayaa maanta cashar kusaabsan Sooyaalka Siyaasadda Soomaaliya siiyay Ardayda Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta Bulshada ee Jaamacadda SIU.Marki uusoo idlaaday casharka ayey ardaydu su’aalo badan ka weyddiiyeen duruufaha ku xeeran Sooyaalka Siyaasadda Soomaaliya, wuxuuna mid mid u dul istaagay su’aalaha ardayda.Guddoomiyakuxigeenka Waaxda Cilmibaarista iyo...
Read More
Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa heshiis kukala saxiixday Jaamacadda SIU iyo Irise Hub.Heshiiska maanta ay kala saxiixdeen madaxda labada dhinac ayuu ujeedkiisu yahay sidii ay isaga kaashan lahaayeen hal-abuurka, fikradaha, cilmibaarista iyo arrimaha tiknolojiyada laxiriira.
Read More
Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoomay tababbar loo qabtay Hoggaanka Midowga Ardayda Jaamacadda oo uusoo agaasimay Xafiiska Arrimaha Ardayda.Qeybta koowaad waxaa casharkaa soojeediyay ustaad Axmed Sheekh Cali Axmed (Saabbir) oo bixinayay Maareynta Waqtiga. Qeybta labaad waxaa casharka bixinayay ustaad Axmed Cali Maxamuud (Gacal) oo soojeediyay Xirfadaha Hoggaaminta, waxaana goobjoog ahaa maamulka Xafiiska Arrimaha...
Read More
Ardayda Kulliyadda Daaweynta iyo Qalliimada ee Jaamacadda SIU ayaa dooratay hoggaan cusub.Doorasho ka qabsoontay Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU ayey ardayda kulliyaddu ku doorteen guddoomiye, waxaana xilkaas loo doortay mudane Cabdiraxmaan Aadan Cabdiraxmaan.Hoolka doorashada waxaa ku sugnaa maamulka kuliyadda iyo masuuliyiin kale.Hambalyo Hoggaanka Cusub.
Read More
Guddoomiyaha Jaamacadda SIU mudane Maxamed Yuusuf Sheekh Cumar iyo madaxda Ururka Isutagga Jaamacadaha Caalamka Islaamka ayaa maanta aalladda fogaan-aragga (ZOOM) kulan kuwada yeeshay.Kulanka intii uu socday ayey labada dhinac diiradda kusaareen qodobbo dhowr ah oo ay ka mid yihiin shaqacarbinta ardayda, tababbaridda howlwadeennada iyo sidii looga wadashaqeyn lahaa iskaashi dhanka cilmibaarista ah.Kulanka dhexmaray madaxda labada...
Read More
Ardayda Kulliyadda Culuumta Beeraha iyo Deegaanka ee Jaamacadda SIU gaar ahaan qeybta kujirta sannadka koowaad ee waxbarashada Jaamacadda ayaa maanta tababbar kusoo qaadatay beero kuyaalla duleedka Muqdisho.
Read More
Xubno ka mid ah ardayda ka qalinjebisay Jaamacadda SIU ayaa booqday dugsiyada sare ee kuyaalla degmada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
Read More
Xubno ka mid ah ardayda ka qalinjebisay Jaamacadda SIU ayaa booqday dugsiyada sare ee kuyaalla degmada Cadaado ee gobolka Galguduud.Xubnahan ayaa kulamo layeeshay maamulayaasha iyo ardayda dugsiyadaasi si loosii wanaajiyo xiriirka ka dhexeeya Jaamacadda iyo waxbarashada deegaanka.
Read More
Ardayda Kulliyadda Waxbarashada ee Jaamacadda SIU ayaa maanta dooratay hoggaan cusub.Doorasho maanta ka qabsoontay Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU ayey ardayda kulliyaddu ku doorteen guddoomiye, waxaana xilkaas loo doortay mudane 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐃𝐚𝐚𝐡𝐢𝐫 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝.Hoolka doorashada waxaa ku sugnaa maamulka kuliyadda, maamulka Xafiiska Arrimaha Ardayda, maamulka Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU iyo masuuliyiin kale.
Read More
1 2 3 6