News

Category

Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoomay tababbar loo sameynayey ardayda barata Waaxda Caafimaadka Bulshada (Public Health Department).Ciwaanka ay ardaydani qaadanayeen ayaa ahaa DHOWRIDDA NADAAFADDA BIYAHA IYO BEDQABKOODA, waxaana soojeedinayey mudane Cabdirasaaq Maxamuud Yuusuf oo bartay culuumtaasi kana mid ah Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS.
Read More
Ardayda Kulliyadda Culuumta Beeraha iyo Deegaanka ee Jaamacadda SIU ayaa maanta dooratay hoggaan cusub.Doorasho maanta ka qabsoontay Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU ayey ardayda kulliyaddu ku doorteen guddoomiye, waxaana xilkaas loo doortay mudane 𝐂𝐮𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐒𝐮𝐥𝐞𝐲𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧.Hoolka doorashada waxaa ku sugnaa maamulka kuliyadda, maamulka Xafiiska Arrimaha Ardayda iyo maamulka Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU.
Read More
The Somali International University (SIU) is one of Somalia’s leading academic institutions established after the central government’s collapse in Somalia. It is important to note that research plays a significant role in higher education institutions’ quality. In that respect, SIU is determined to ensure an increased amount of research in different university faculties. Evidence also...
Read More
Munaasabad isugu jirtay xilwareejin iyo caleemasaarka hoggaanka Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa maanta ka qabsoontay Xarunta Dhexe ee Jaamacadda.Intii ay munaasabaddu socotay waxaa sidoo kale shahaadooyin la guddoonsiiyay xubnihi hore ee hoggaanka Midowga Ardayda oo maanta xilka wareejiyay.Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa kusimaha xafiiska guddoomiyaha ahna guddoomiyakuxigeenka waaxda cilmibaarista iyo horumarinta mudane Shaafici Diiriye Cabdi iyo...
Read More
Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa ka qabsoomay shirka billaha ah ee Golaha Waxbarashada (Monthly Academic Council Meeting).
Read More
Jaamacadda SIU ayaa maanta ka qeybgashay Bandhigga Waxbarashada Kulmis oo uusoo agaasimay Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.Ustaad Shaafici Diiriye Cabdi oo ka mid ah Golaha Fulinta Jaamacadda iyo koox uu hoggaaminayo ayaa kusugnaa goobta uu bandhiggu ka qabsoomay.
Read More
Waxaa maanta magaalada Camaan ee dalka Jordan kusoo gabaggaboobay shirki 54-aad ee Ururka Jaamacadaha Carabta.Shirka oo uu goobjoog ahaa guddoomiyakuxigeenka dhanka Maamulka iyo Maaliyadda Jaamacadda SIU Mudane Suheyb Cilmi Dhuxulow ayuu shahaado sharaf ay Jaamacadda SIU ugu talaggashay ku guddoonsiiyey guddoomiyaha Ururka Jaamacadaha Carabta iyo sidoo kale guddoomiyaha Jaamacadda Camaan Al-Ahliya oo shirka martiggelisay.
Read More
Waxaa si nabad ah noogusoo idlaatay doorashada Hoggaanka Midowga Ardayda Jaamacadda SIU oo ay sannadkan xilka guddoomiyaha ku tartamayeen labada musharrax ee kala ah:1. Mudane Cali Cabdi Maxamuud iyo2. Mudane Shaafici Maxamuud Cali.Doorasho qof iyo cod ah oo ka qabsoontay maanta dhammaan xarumaha Jaamacadda SIU waxaa codeysay arday dhan 1476 arday. Waxaa hallowday 9 cod....
Read More
Waxaa si nabad ah noogusoo idlaaday barnaamijki ay galabta Jaamacadda SIU qabatay ee kusaabsanaa soobandhigista buug lagusoo aruuriyey daraasadihi lagusoo bandhigay shirki labaad ee cilmibaarista ee bishi June 2021 ay jaamacaddu qabatay.Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa martisharaf heerar kala duwan ah, maamulka iyo guud ahaan bahda SIU.Masuuliyiinti goobta kahadashay ayaa dhammaantoodba hoosta ka xarriiqay in ay...
Read More
Ururka Ardayda Kulliyadda Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (BESA) ee Jaamacadda SIU ayaa soo gabaggabeeyay tartan kubbadda cagta ah oo uu u qabtay ardayda kulliyadda, waxaana koobka ku guuleystay fasalka Banking and Finance semester 8.
Read More
1 2 3 4 6