News

Category

Shirkan oo uu guddoominayey Guddoomiyakuxigeenka Golaha Fulinta ee Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Suheyb Cilmi Dhuxulow, ayna goobjoog ahaayeen qeybaha kala duwan ee Maamulka Jaamacadda ayaa diiradda lagu saaray howlaha waxbarasho ee Jaamacadda sida semester-ka cusub howlihiisa iyo sidoo kale xafiisyo laga dhageystay warbixinno.
Read More
Natiijada Imtixaanka Semester-ka Koowaad Sannad Waxbarasheedka 2021 – 2022 waa diyaar.Fadlan raac link-ga hoose https://siudb.com/Portal/
Read More
Ardayda Kulliyadda Injinneeriyada iyo Culuumta Tiknolojiyada gaar ahaan qeybta kujirta sannadka ugu dambeeya ee waxbarashada Jaamacadda ayuu usoo xirmay tababbar muddo labo toddobaad ah u socday.Tababbarkan oo ahaa mid xirfadda ardayda sare loogu qaadayey ayey ku barteen MATLAB, waxaana soojeedinayey Eng. Cabdishakuur Cabdullaahi oo ka mid ah barayaasha kulliyadda, waxaana inta uu barnaamijkani socday kormeer...
Read More
Ururka Ardayda Kulliyadda Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (BESA) ayaa ardayda kulliyaddaas u furay tartan ciyaarta kubbadda cagta ah oo ka dhacaya garoonka Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU.
Read More
Ardayda dhigtaa Culuumta Sheybaarka ee Jaamacadda SIU ayaa wacyigelin caafimaad u samaysay ardayda dugsiga Imaamu Maalik ee magaalada MuqdishoWacyigelinta kasokow, ardayda ayaa loo sameeyay baaritaan ku aaddan nooca dhiigga. Qofkasta in uu ogaado nooca dhiiggiisu yahay waxay muhiim u tahay caafimaadka, gaar ahaan marka loo baahdo badbaadinta naf u baahan dhiig.Waa qayb ka mid ah...
Read More
Ururka Ardayda Kulliyadda Daaweynta iyo Qalliimada ayaa tababbar u qabtay ardayda kujirta sannadka koowaad ee waxbarashada Jaamacadda, waxayna ardaydu baranayeen xirfadaha aasaasiga ah ee culuumta caafimaadka.
Read More
Ardayda Kulliyadda Injinneeriyada iyo Culuumta Tiknolojiyada gaar ahaan Waaxda Computer Sciences ayuu tababbar uga furmay Xarunta Dhexe Jaamacadda SIU.Tababbarkan oo ah mid sare loogu qaadayo xirfadda ardayda ee dhanka programming-ka kuna saabsan Java SE 8 Fundamentals waxaa bixinayey Eng. Maxamed Cabdinuur, waxaana googjoog ahaa maamulka kulliyadda.
Read More
Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Waaxda Caafimaadka Bulshada (Public Health Department) ee kujirta sannadkoodi labaad waxbarashada Jaamacadda ayuu tababbar muddo bil ah soconaya uga furmay xarunta kashaqeysa nafaqeynta ee NEW LIFE.
Read More
Agaasimayaasha Xafiisyada Shaqacarbinta (Internship Office) iyo Diiwaangelinta (Admissions Office) ee Jaamacadda SIU, Dr. Cabdifataax Maxamed Axmed (Ceynte) iyo Mr. Axmed Sheekh Cali Axmed (Saabbir), ayaa booqasho kutegay Xarunta Jaamacadda Bariga Afrika (East Africa University) ee magaalada Garoowe.Maamulka Jaamacadda Bariga Afrika ayaa si diirran usoo dhoweeyay masuuliyiinta kasocota Jaamacadda SIU, waxay kawada hadleen howlo muhiim u...
Read More
Ustaad Axmed Sheekh Cali Axmed (Saabbir) oo kusugan Shirka Koowaad ee Cilmibaarista Caafimaadka Qaranka oo kasocda magaalada Garoowe ayaa halkaas kasoojeediyay daraasad laxiriirta Aqoonta Howlwadeennada Caafimaadku ay u leeyihiin kahortagga Cudurka Cagaarshowga. Shirkan oo maalmihi ugu dambeeyay kasocday halkaas ayaa waxaa soo agaasimay Machadka Caafimaadka Qaranka oo kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS.
Read More
1 2 3 4 5 6