News

Category

Waxaa jawi nabdoon kusoo idlaaday Shirka Cilmibaarista Sannadlaha ah ee Jaamacadda SIU oo socday 22-23/06/2021. Shirka waxaa kasoo qeybgalay cilmibaarayaal soo bandhigay daraasado kala duwan oo ay sameeyeen, waxaana loo kala qeybiyey afar waaxood oo kala ah: Waaxda CaafimaadkaWaaxda Injinneeriyada iyo TiknolojiyadaWaaxda Waxbarashada iyo Culuumta BulshadaWaaxda Beeraha Waxaa shirka kasoo qeybgashay marti sharaf ka kala...
Read More
Somali International University-SIU isΒ  currently looking for lecturers to teach several courses in different departments for the Upcoming spring semester Somali International University is one of the higher education institutions in the country. Since the collapse of the state, many privately owned higher education institutions stepped up their efforts to establish faculties and specializations that...
Read More
WAXAA SOO GABAGGABOOBAY TODDOBAADKA DHAQANKA EE JAAMACADDA SIU 2020. Toddobaadka Dhaqanka ee Jaamacadda SIU waa mid sannadle ah, waxaana dhaqanki Soomaaliyeed kusoo bandhigta ardayda kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda. Sannadkan 2020 waxaa Toddobaadka Dhaqanka ka qeybgalay afar kulliyadood oo kala ah Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta Bulshada Kulliyadda Ganacsiga iyo Dhaqaalaha Kulliyadda Waxbarashada iyo Kulliyadda Culuuumta...
Read More
Maanta oo Isniin ah 28/09/2020 Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa ka dhacday munaasabad lagu soo dhoweynayey ardayda cusub ee Jaamacadda kusoo biirtay Sannad Waxbarasheedka 2020 – 2021. Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa hadallo qiimo badanna kasoo jeediyey masuuliyiin kala duwan oo ka mid ah Maamulka Jaamacadda, waxasna soo xiray Ustaad Maxamed Yuusuf Sheekh Cumar oo...
Read More
Ardayda Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka Jaamacadda SIU ee sannadkan qalinjebisay (Class of 2020) ayaa maanta munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo sagootin ah u sameysay Maamulka iyo Macallimiinta Jaamacadda. Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa hormuudka kulliyadda iyo qeybo ka mid ah macallimiinta iyo maamulka Jaamacadda SIU.
Read More
1 4 5 6