Guddoomiyaha Jaamacadda SIU mudane Maxamed Yuusuf Sheekh Cumar iyo madaxda Ururka Isutagga Jaamacadaha Caalamka Islaamka ayaa maanta aalladda fogaan-aragga (ZOOM) kulan kuwada yeeshay.

Guddoomiyaha Jaamacadda SIU mudane Maxamed Yuusuf Sheekh Cumar iyo madaxda Ururka Isutagga Jaamacadaha Caalamka Islaamka ayaa maanta aalladda fogaan-aragga (ZOOM) kulan kuwada yeeshay.Kulanka intii uu socday ayey labada dhinac diiradda kusaareen qodobbo dhowr ah oo ay ka mid yihiin shaqacarbinta ardayda, tababbaridda howlwadeennada iyo sidii looga wadashaqeyn lahaa iskaashi dhanka cilmibaarista ah.Kulanka dhexmaray madaxda labada dhinac ayaa guul iyo is-afgarad kusoo idlaaday.