JAAMACADDA SIU WAXA AY HAMBALYO DIIRRAN U DIRAYSAA ARDAYDA MAANTA KAQALINJEBISAY JAAMACADDA CLASS OF 2021 IYO WAALLIDDIINTI KUSOO DADAASHAY.

JAAMACADDA SIU WAXA AY HAMBALYO DIIRRAN U DIRAYSAA ARDAYDA MAANTA KAQALINJEBISAY JAAMACADDA CLASS OF 2021 IYO WAALLIDDIINTI KUSOO DADAASHAY.
SIDOO KALE JAAMACADDU WAXAY U MAHADCELINEYSAA MADAXDA HEER QARAN IYO MARTISHARAFTA HEERARKA KALA DUWAN LEH EE KASOO QEYBGASHAY XAFLADDA EE WAQTIGOODA QAALIGA AH NOOSOO HURAY.
WAXAA KA GO’AN JAAMACADDA SIU IN AY SII LABAJIBBAARTO DADAALKA AY UGU JIRO HORUMARINTA WAXBARASHADA DALKA.
HAMALYO HAMBALYO CLASS OF 2021