JAAMACADDA SIU WAXA AY KAQEYBGASHAY SHIRKI 15-AAD EE HORUMARINTA WAXBARASHADA SARE EE AFRICA.

Agaasimaha Xafiiska Cilmibaarista Jaamacadda SIU Dr. Ismaaciil Ibraahim Maxamed (Jaawiye) ayaa Jaamacadda uga qeybgalay shirka, waxaana soo agaasimay shirka Ururka Jaamacadaha Africa.
Shirka waxaa diiradda lagu saaray sidii looga gudbi lahaa caqabadaha uu Cudurka COVID-19 ku keenay Waxbarashada
Sare iyo sidii horumarka tiknolojiyada looga faa’iideysan lahaa.
Maaddaama inta badan dunidu ay ukala xirantahay Cudurka COVID-19 dartiis shirku wuxuu ahaa qaab online ah.
Association of African Universities