Waxaa barnaamijkan iska kaashaday:
- Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)
- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS
- Waaxda Caafimaadka ee Maamulka Gobolka Banaadir
- Jaamacadda SIU
- Isbitaalka Kalkaal
Waxaa munaasabadda furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Dr. Cabdinaasir Ibraahim Mukhtaar, waxaana kusugan madax kala duwan.