News

Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka ee Jaamacadda SIU ayaa ardaydeeda tababbar u qabatay, shahaadooyinna guddoonsiisay.

Xaruntta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoomay tababbar loo qabtay ardayda Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka. Ciwaanka ay ardaydu...
Read More
Danjire Daahir Maxamuud Geelle oo khudbad guud (public lecture) u jeediyey Ardayda Jaamacadda SIU.

Danjire Daahir Maxamuud Geelle oo ka mid ahaa musharrixiinta xilka madaxtinnimada dalka ayaa maanta cashar kusaabsan Sooyaalka Siyaasadda Soomaaliya siiyay...
Read More
𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐃𝐡𝐞𝐱𝐦𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐔 iyo Irisehub

Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa heshiis kukala saxiixday Jaamacadda SIU iyo Irise Hub.Heshiiska maanta ay kala saxiixdeen madaxda labada dhinac...
Read More
Xafiiska Arrimaha Ardayda Jaamacadda SIU oo tababbar u qabtay Hoggaanka Midowga Ardayda Jaamacadda.

Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoomay tababbar loo qabtay Hoggaanka Midowga Ardayda Jaamacadda oo uusoo agaasimay Xafiiska Arrimaha...
Read More
Ardayda Kulliyadda Daaweynta iyo Qalliimada  ee Jaamacadda SIU ayaa dooratay hoggaan cusub.

Ardayda Kulliyadda Daaweynta iyo Qalliimada ee Jaamacadda SIU ayaa dooratay hoggaan cusub.Doorasho ka qabsoontay Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU ayey...
Read More
Guddoomiyaha Jaamacadda SIU mudane Maxamed Yuusuf Sheekh Cumar iyo madaxda Ururka Isutagga Jaamacadaha Caalamka Islaamka ayaa maanta aalladda fogaan-aragga (ZOOM) kulan kuwada yeeshay.

Guddoomiyaha Jaamacadda SIU mudane Maxamed Yuusuf Sheekh Cumar iyo madaxda Ururka Isutagga Jaamacadaha Caalamka Islaamka ayaa maanta aalladda fogaan-aragga (ZOOM)...
Read More
Ardayda Kulliyadda Culuumta Beeraha iyo Deegaanka ee Jaamacadda SIU ayaa maanta tababbar kusoo qaadatay beero kuyaalla duleedka Muqdisho.

Ardayda Kulliyadda Culuumta Beeraha iyo Deegaanka ee Jaamacadda SIU gaar ahaan qeybta kujirta sannadka koowaad ee waxbarashada Jaamacadda ayaa maanta...
Read More
Xubno ka mid ah ardayda ka qalinjebisay Jaamacadda SIU ayaa booqday dugsiyada sare ee kuyaalla degmada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Xubno ka mid ah ardayda ka qalinjebisay Jaamacadda SIU ayaa booqday dugsiyada sare ee kuyaalla degmada Cadaado ee gobolka Galguduud.

Xubno ka mid ah ardayda ka qalinjebisay Jaamacadda SIU ayaa booqday dugsiyada sare ee kuyaalla degmada Cadaado ee gobolka Galguduud.Xubnahan...
Read More
Ardayda Kulliyadda Waxbarashada ee Jaamacadda SIU ayaa maanta dooratay hoggaan cusub.

Ardayda Kulliyadda Waxbarashada ee Jaamacadda SIU ayaa maanta dooratay hoggaan cusub.Doorasho maanta ka qabsoontay Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU ayey...
Read More