Tababbar Ufurmay Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Waaxda Caafimaadka Bulshada (Public Health Department)

Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Waaxda Caafimaadka Bulshada (Public Health Department) ee kujirta sannadkoodi labaad waxbarashada Jaamacadda ayuu tababbar muddo bil ah soconaya uga furmay xarunta kashaqeysa nafaqeynta ee NEW LIFE.