Waxaa farxad u ah Jaamacadda SIU in ay qeyb ka ahayd cilmibaaris kusaabsan COVID iyo Caafimaadka Maskaxda

Waxaa farxad u ah Jaamacadda SIU in ay qeyb ka ahayd cilmibaaris kusaabsan COVID iyo Caafimaadka Maskaxda oo cinwaankeedu yahay “Saamaynta Caafimaadka Maskaxda ee COVID-19 ee shaqaalaha daryeelka caafimaadka ee waddamada Eastern Mediterranean Region.
Mashruuca cilmibaaristaas waxaa maalgelisay Eastern Mediterranean public Health Network, waxaana daraasadda lagu wareystay 1448 shaqaale caafimaad oo ka kala yimid sagaal dal.
Fadlan raac link-ga hoose si aad u hesho xogtan oo dhammeystiran.

https://academic.oup.com/jpubhealth/article/43/Supplement_3/iii34/6389640