Waxaa magaalada Camaan ee dalka Jordan kusoo gabaggaboobay shirki 54-aad ee Ururka Jaamacadaha Carabta.

Waxaa maanta magaalada Camaan ee dalka Jordan kusoo gabaggaboobay shirki 54-aad ee Ururka Jaamacadaha Carabta.Shirka oo uu goobjoog ahaa guddoomiyakuxigeenka dhanka Maamulka iyo Maaliyadda Jaamacadda SIU Mudane Suheyb Cilmi Dhuxulow ayuu shahaado sharaf ay Jaamacadda SIU ugu talaggashay ku guddoonsiiyey guddoomiyaha Ururka Jaamacadaha Carabta iyo sidoo kale guddoomiyaha Jaamacadda Camaan Al-Ahliya oo shirka martiggelisay.