Munaasabadda Xuska Maalinta Cudurka Macaanka Adduunka ayaa hadda ka Dhacday Jazeera Hotel.

Waxaa barnaamijkan iska kaashaday:

  1. Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)
  2. Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS
  3. Waaxda Caafimaadka ee Maamulka Gobolka Banaadir
  4. Jaamacadda SIU
  5. Isbitaalka Kalkaal
    Waxaa munaasabadda furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Dr. Cabdinaasir Ibraahim Mukhtaar, waxaana kusugan madax kala duwan.