Xubno ka socda Jaamacadda ayaa ka qaybgalaya shirka Machadka Heritage ee ka Dhacay dalka Jabuuti.

Xubno ka socda Jaamacadda ayaa ka qaybgalaya shirka Machadka Heritage ee ka socda dalka Jabuuti.
Shirka ayaa ku saabsan xal u helidda xasaradaha ka jira Geeska Afrika.