Somali International University Logo
News
September 26, 202610:00 AM

Online Programs Now Available at SIU

Online Programs Now Available at SIU

Adigoo u baahan inaad aqoontaada kororsato haddii uu waqtigu kuu saamixi waayay inaad fasalka soo xaadirto, waxaan kuu diyaarinnay xalka arrinkaas oo ah inaad hab online ah ku qaadan karto duruusta jaamacadda.

Lixda takhasus ee hoos kuxusan ayaa hadda diyaar kuu ah oo aad iska diiwaangelin kartaa haddii aad buuxiso shuruudaha.

  1. 𝐁𝐮𝐬𝐢𝐧𝐞𝐬𝐬 𝐀𝐝𝐦𝐢𝐧𝐢𝐬𝐭𝐫𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧
  2. 𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐀𝐝𝐦𝐢𝐧𝐢𝐬𝐭𝐫𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧
  3. 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐑𝐞𝐥𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬
  4. 𝐒𝐞𝐜𝐮𝐫𝐢𝐭𝐲 𝐒𝐭𝐮𝐝𝐢𝐞𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐂𝐫𝐢𝐦𝐢𝐧𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲
  5. 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐢𝐚 𝐚𝐧𝐝 𝐋𝐚𝐰
  6. 𝐆𝐞𝐨𝐠𝐫𝐚𝐩𝐡𝐲 𝐚𝐧𝐝 𝐇𝐢𝐬𝐭𝐨𝐫𝐲.

Diiwaangelintu hadda way furantahay, saacadaha shaqaduna waa 07:30 AM (Subaxnimo) illaa 03:30 PM (Galabnimo).

Wixii faahfaahin ah iyo macluumaadka aad u baahantahay fadlan laxiriir lambarrada hoose.

𝟎𝟔𝟏𝟑𝟗𝟗𝟗𝟗𝟒𝟏/𝟎𝟔𝟏𝟑𝟗𝟗𝟗𝟗𝟓𝟐.

Si aad isaga diiwaangeliso barnaamijyada online-ka ah ee Jaamacadda SIU ku dhufo link-ga hoose oo raac tilmaamaha.

https://forms.gle/bQEzLEjhGAtXgp3z8

Contact Us on WhatsApp https://wa.link/rw6jc5.

Online Programs Now Available at SIU | Somali International University